score float32 1.04 1.25 ⌀ | Bemba stringlengths 9 494 ⌀ | Somali stringlengths 9 500 |
|---|---|---|
1.249641 | Bushe Umusha wa Cishinka Kabili Uwashilimuka ni Nani? | Sidee buu addoonka aammin u yahay oona caqli u leeyahay? |
1.248638 | Lelo bushe na Lesa takasosele abasalwa bakwe umulandu, abalilila kuli wene akasuba no bushiku? | 7 Ilaahna miyaanu xaq siin doonin kuwuu doortay oo habeen iyo maalinba u qayliya; oo miyaanu u dulqaadan doonin? |
1.248612 | Ee, naliimwena no kushininkisha ukuti, uyu e Mwana wakwa Lesa." | Anigu waan arkay, waana u marag furay in kanu yahay Wiilka Ilaah. |
1.246411 | Bushe kanshi Lesa takaleke ukuti kube umulinganya ku basalwa bakwe abalilila kuli ena akasuba no bushiku, nangu ca kuti alabatekanishisha?" | Ilaahna miyaanu xaq siin doonin kuwuu doortay oo habeen iyo maalinba u qayliya; oo miyaanu u dulqaadan doonin? |
1.244419 | Yesu asobele ati: "Ne mbila nsuma iyi ya bufumu ikashimikilwa pano isonde ponse ku kubo bunte ku nko shonse; e lyo ne mpela ikesa." | Intuunan Ciise dhiman wuxuu yiri: "Injiilkan boqortooyada [warka wanaagsan] ayaa dunida oo dhan lagu wacdiyi doonaa inuu marag u noqdo quruumaha oo dhan, dabadeedna ugudambaysta ayaa iman doonta." |
1.239182 | Nga twafwa, tulipila fye pa membu shesu epela. | Markaynu dhimanno waxaynu bixinaa ciqaabta dembigeenna oo keliya. |
1.238699 | Nihakuba bulyo Tire ni sidoni kazipangiwe sinte kuhita inwe mwinako yekatulo kuhita inwe. | Laakiin maalinta xisaabta Turos iyo Siidoon waa idinka xisaab fududaan doonaan. |
1.237391 | Mu ng'anda yakwe mwaba ifipe ifyauma umutengo ne fyuma, no bulungami bwakwe bwaiminina pe." | Gurigiisa waxaa ku jira maal iyo taajirnimo, Xaqnimadiisuna weligeedba way sii waartaa. |
1.236634 | Yesu mwine wāsoñenye pa uno mwanda'mba: "Longai nyeke namino ke pa kumvulukila." | Ciise wuxuu raacayaashiisii ku amray: "Waxan xusuustayda u sameeya. |
1.236519 | 'Kwashala fye panono no mubifi takabepo; Awe ukalolekesha apo aali, no kusanga talipo. | Wakhti yar dabadeedna kan sharka lahu ma jiri doono, Bal meeshiisa aad baad ugu fiirsan doontaa, oo isna ma jiri doono. |
1.235239 | Bushe Kristu tali no kucula ifi fintu no kwingila mu bukata bwakwe?" | Masiixa miyaanay waajib ku ahayn inuu waxaas oo dhan ku silco oo uu ammaantiisa galo? |
1.234591 | - " Ifwe twalanga kuli imwe ilyashi lya nsansa (e mbila nsuma), ifyo icilayo cintu cacitilwe kuli bashifwe (ba bwina Yuda), Lesa afikilisha " (Imilimo 13:32,33). | 32 Oo waxaannunu kuu wacdinaynaa injiil ah ballankii awowayaasheen loo ballanqaaday. |
1.233571 | Lelo umukalamba pali imwe afwile ukuba umubomfi wenu. | Laakiin kan idiinku weyn waa inuu ahaado midiidinkinna. |
1.233021 | ati, Ne membu shabo ne fyabupulumushi fyabo nshakafibukishe nakalya iyo. | Oo dembiyadooda iyo xadgudubyadoodana mar dambe ma xusuusan doono. |
1.232648 | " Imwe nga mwatetekela Mose, imwe nga mwalitetekela ine, pantu wene alembele palwa ine. | Waayo, haddaad Muuse rumaysateen, anigana waad i rumaysan lahaydeen, waayo, wax buu iga qoray. |
1.232637 | "Ino ntanda yonsololo idi mu lupusa lwa yewa mubi." | 'Dunida oo dhan waxay ku jirtaa gacanta kan sharka leh. |
1.231259 | Kani ulukulifwaila ifintu ifikulu? | Ma nafsaddaadaad waxyaalo waaweyn u doondoonaysaa? |
1.230991 | Yesu mwine wāsoñenye pa uno mwanda'mba: "Longai nyeke namino ke pa kumvulukila." | Ciise wuxuu raacayaashiisii ku amray: "Waxan xusuustayda u sameeya." |
1.229638 | Inga umo ishina talisangilwe mwibuku lya mweo aposwa mumulilo (Ukusokolola 20:9-15). | Oo ku alla kii aan kitaabkii nolosha laga helin isagoo ku qoran, waxaa lagu tuuray baddii dabka ahayd. |
1.228972 | Yesu bakwile'shi: "Booso ekumi ntambapande su? | Ciisena waa u jawaabay oo ku yidhi, Tobankii miyaanay daahirsamin? |
1.22792 | Yesu atile: "Ubu e bumi bwa muyayaya, ukuti baleishiba imwe, mwe Lesa wa cine mweka, no yo mwatumine, Yesu Kristu." | Qoraalka wuxuu yiri: "Tanu waa nolosha weligeed ah inay ku gartaan, adoo ah Ilaaha runta ah oo keliya, iyo inay gartaan Ciise Masiix, kii aad soo dirtay. |
1.227644 | Bushe Petro E Wali Papa wa Kubalilapo? | Ma ahaa Peter oo ahaa Pope First? |
1.227174 | Ne yene kombinga yeni ningeni ashihe tamu shi vulu, mu kale nombili naantu ayehe. | Hadday suurtowdo, intaad kartaan, nabad kula jooga dadka oo dhan. |
1.225288 | Na yo insoka e pa kweba umwanakashi aiti: 'Ukufwa tamwakafwe. | ' "Laakiin abeesadii naagtii ku yidhi, "Ma dhiman doono. |
1.225263 | Ifyo fine na imwe, ilyo mukamona fyonse ifi, mukeshibe ukuti ali mupepi, ali pa mwinshi." | Idinkuna sidaas oo kale goortaad waxan oo dhan aragtaan, garta inuu dhow yahay oo albaabbada ag joogo. |
1.225258 | Bushe Umusha wa Cishinka Kabili Uwashilimuka ni Nani? | Waa Ayo Addoonka Aamminka ah oo Caqliga leh? |
1.223739 | pano kemwaivwanije mobishintulwila?" | Ma waydaan caqli lahayn?" |
1.22315 | Ukuteka kwakwe kuteka kwa muyayaya ukushakapite, no bufumu bwakwe tabwakonaulwe." | Dowladnimadiisu waa dowladnimo weligeed jiraysa, oo aan dhammaanayn, boqortooyadiisuna waa mid aan la baabbi'in doonin." |
1.222014 | Bāsapwidilwe amba: "Bantu bonsololo bapanopanshi bakamona byodi wityilwa pa dijina dya Yehova; kadi bakakukwatwa moyo." | Oo dadka dunida oo dhammu waxay arki doonaan in laydiinku yeedhay magicii Rabbiga, wayna idinka cabsan doonaan. |
1.221718 | If efyo bale konsolwela pa membu sha pa mwaka munshiku isho. | Laakiin allabaryadaas waxaa sannad walba lagu xusuustaa dembiyo. |
1.221272 | Pantu tacaseeka umuntu ukufwila uwalungama; lelo umuntu umusuma, napamo umo kuti apama ukumufwila. | Mar dhif ah mid waa u dhintaa nin xaq ah, mindhaase qof waa ku dhici lahaa inuu nin wanaagsan u dhinto. |
1.221033 | kupita'po wanena bana ba bwanga'mba: "Twayai monka mu Yudea." 8 Bana ba bwanga nabo | Markaas dabadeed ayuu xertii ku yidhi, Yahuudiya aan haddana tagno. |
1.220623 | Nihakuba bulyo Tire ni sidoni kazipangiwe sinte kuhita inwe mwinako yekatulo kuhita inwe. | Laakiin waxaan idinku leeyahay, Maalinta xisaabta Turos iyo Siidoon waa idinka xisaab fududaan doonaan. |
1.219051 | Pantu abapiina mwaba na bo lyonse, lelo tamwakabe na ine lyonse. | Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo. |
1.218703 | Tala! njibo yenu ibemushilwa." | Ogaada, gurigiinnii waa laydiin daayay, isagoo cidla ah. |
1.218598 | Pantu abapiina mwaba na bo lyonse, lelo tamwakabe na ine lyonse. | Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse idinlama joogo mar walba. |
1.217888 | Noa alisokele abantu pa Lyeshi lyali no kwisa, lelo tabakutike. | Daadka soo socda Nuux dadka digniin buu ka siiyay laakiinse isaga may dhegeysan. |
1.217648 | Ino, enka ne nywene mine ya ku mutwe wenu i mibalwe yonso. | Laakiin timaha madaxiinna oo dhan waa tirsan yihiin. |
1.217489 | BaLesa kabalabila nakuli Noa ati: 'Fumamo mu bwato. | Ilaah wuxuu ku yiri Nuux, "Doonnida ka baxa." |
1.216129 | Bushe ububifi bwatendeke shani, kabili cinshi Lesa alekela ukuti butwalilile? | Sidee buu sharku u bilowday muxuuna Ilaahay u oggolaaday inuu sii socdo? |
1.215243 | Sekeleleni no kwanga, pantu icilambu cenu cikalamba mu muulu; pantu e fyo bacushishe na bakasesema abamutangilile." | Farxa oo reyreeya, waayo, jannada abaalgudkiinnu waa ku weyn yahay, waayo, sidaasay u silcin jireen nebiyadii idinka horreeyey. |
1.214663 | Nga kanshi nashuka shani ica kuti nyina wa kwa Shikulu ese kuli ine? | Xaggee waxanu iiga yimaadeen in Sayidkayga hooyadiis iigu timaado? |
1.213644 | "Nemusoñanya bino'bi, amba mwisanswe banwe bene na bene. | Waxyaalahaas ayaan idiinku amray inaad isjeclaataan. |
1.213619 | Inoko, i kutupu nansha umo uponanga panshi pampikwa Shenu kuyuka. | Middoodna dhulka ku dhici mayso amarka Aabbihiin la'aantiis. |
1.213487 | Taakwe nenjoobabeda luse bana babo, nkaambo tabasyomeki. | Yaanu jirin mid isaga u sii naxariistaa, Oo yaanu jirin mid u naxa carruurtiisa agoonta ah. |
1.212475 | Nga kanshi nashuka shani ica kuti nyina wa kwa Shikulu ese kuli ine? | 43 Xaggee waxanu iiga yimaadeen in Sayidkayga hooyadiis iigu timaado? |
1.211098 | "Aye ukanyongolola mupando pa kwita; ne balanda ba kubulwa wakwibakwasha. | Waayo, isagu wuxuu samatabbixin doonaa kan baahan markuu qayliyo, Iyo miskiinka aan mid caawiya lahayn. |
1.211035 | Na kabili balimwipwishe, abati: "Nga kanshi cinshi ico ulebatishisha nga te iwe Kristu nangu Eliya nangu Kasesema?" | Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Haddaba maxaad dadka u baabtiistaa haddaanad ahayn Masiixa ama Eliyaas ama nebigii? |
1.21062 | Lelo Leza Wāpangile Dyabola? | Ma Ilaahay Baa Ibliiska Abuuray? |
1.21038 | Atile: "Kuti naishiba shani, kano umo antungulula." | Wuxuu ugu jawaabay: Sidee ayaan, haddii qof i hanuunin karaa? |
1.210129 | E ico, lombeni umwine wa mulimo wa kulobolola ukuti atume ababomfi mu mulimo wakwe uwa kulobolola." | Sidaa darteed Sayidka beergooyska baryayaa u soo diro inuu shaqaalayaal beertiisa u soo gelin." |
1.210084 | Yoani 1:33 Na ine nshamwishibe nakalya. | 1:33 Oo anna ma aan aqoonin isaga. |
1.208924 | Le kemwayukile ne kwivwanija mobishintulwila? | Sidoo kale soo ma aqaani, ma fahmin uma furneyn? |
1.208844 | Bayoobona busyu bwakwe, alimwi zina lyakwe linoolembedwe ankumo zyabo. | oo wejigiisay arki doonaan, oo magiciisuna wuxuu ugu oolli doonaa wejigooda. |
1.207782 | (1 Timote 1:11) E wabikako icupo. | (1 Timoteyos 1:11) Isagaa guurka aasaasay. |
1.207751 | Pantu mwanenga ukusamwa, mwe Yehova, pa co mucitile; pa mulandu wa milimo ya minwe yenu ndesekelela." | Waayo, Rabbiyow, waxaad igaga farxisay shuqulkaagii, Oo shuqullada gacmahaagana waan ku guulaysan doonaa. |
1.207434 | Amwipwishe ati: "Cinshi, we Estere namfumu, cinshi ulefwaya? | Kolkaasuu boqorkii ku yidhi, Boqorad Esteeray, maxaad doonaysaa? |
1.206686 | Mwene banwe mutabukile toni bulēme?' | Miyaad Talo ka weyntihiin" |
1.206271 | Mulecita ici ku kunjibukisha." | Tani sameeya inaad igu xusuusataan of. |
1.206221 | "Icongwe cenu cishibikwe ku bantu bonse; shikulu ali mupepi. | Qabownimadiinna dadka oo dhammu ha ogaado, waayo, Rabbigu waa soo dhow yahay. |
1.206077 | , Luk 22:28 banwe e b. mu matompo ami | Idinku waxaad tihiin kuwa ila sii joogay markii lay jirrabayay. |
1.205041 | Inkombe shaipusha Yoani ashiti, "Nga kanshi cinshi ico ubatishisha nga tauli Kristu nangu Eliya nangu ulya kasesema?" | Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Haddaba maxaad dadka u baabtiistaa haddaanad ahayn Masiixa ama Eliyaas ama nebigii? |
1.204953 | Twitabije ne kuyuka'mba abe wi Mwine Ujila wa Leza." | Annaguna waa rumaysannay, waana og nahay inaad tahay Kan Quduuska ah ee Ilaah. |
1.203521 | 23Lino Lameki wakaambila banakazi bakwe kuti, | 23 Lamegna wuxuu naagihiisii ku yidhi: |
1.203054 | Pabushiku bwa kukonsolwela, ukushimpa kwa maboko ya kwa Aarone ta kwalekwa. | Waa Imaamkii Lagu Nabay Wax Aan Jirin Oo Isagoo Gacmaha Ka Xiran La Horgeeyey Haaruun Rashiid |
1.202656 | Ifyo cawamina: Lesa alilaya ukuti akamupeela umweo wa muyayaya nga ca kuti mwamwishiba. | Xaqiiqdii waxa Allaah agtiis ah baa idiin khayr badan haddii aad ogtihiin. |
1.202359 | Mule-esha na maka yenu yonse ukuba aba mutende ku bantu bonse. . . . | Hadday suurtowdo, intaad kartaan, nabad kula jooga dadka oo dhan. |
1.202349 | " Bushe ine eico nasanguka umulwani wenu, pantu ine na eba imwe icine? | Haddaba cadowgiinnii miyaan noqday runta aan idiin sheego aawadeed? |
1.202349 | " Bushe ine eico nasanguka umulwani wenu, pantu ine na eba imwe icine? | Haddaba cadowgiinnii miyaan noqday runta aan idiin sheego aawadeed? |
1.202173 | Bushe na iwe nga wacita icisuma, te kuti utashiwe?" | Haddaad wax wanaagsan samaysid, sow laguma aqbaleen? |
1.201975 | kutikeni kuli shinwe Israeli. | Oo i dhegaysta anigoo ah aabbihiin Israa'iil. |
1.201589 | Yesu alandile, " Bushe ine nshasala imwe (abasambi) ikumi na babili, na umo uwa muli imwe ni kasebanya? | 70 Ciise wuxuu ugu jawaabay, Miyaanan idin dooran idinkoo laba iyo toban ah? mid idinka mid ahna waa cifriid. |
1.201234 | "Ukashwela makeke mutu wa mayemo a kwatasi ni mubotana, mi ukapilisa bupilo bwa babotana. | Wuxuu u nixi doonaa miskiinka iyo kan baahan, Oo kuwa baahan naftoodana wuu badbaadin doonaa. |
1.200823 | Inga umo ishina talisangilwe mwibuku lya mweo aposwa mumulilo (Ukusokolola 20:9-15). | "Oo ku alla kii aan kitaabkii nolosha laga helin isagoo ku qoran, waxaa lagu tuuray baddii dabka ahayd. |
1.199006 | kale na kale na milomo ya aporofeta ace akulungama,) | (Siduu afkii nebiyadiisii quduuska ahaa tan iyo bilowgii uga hadli jiray), |
1.198925 | "Naiya kufuma mwiulu." - Yoano 6:38 | 'Samada baan ka soo degay.' - Yooxanaa 6:38 |
1.19861 | Nkakutungilila no kuboko kwandi ukwa ku kulyo ukwa bulungami." | Oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah. |
1.198551 | Asi mipepele yonsi ikacita ukulonda kwakwe Leza. | Diimaha oo dhan doonista Ilaahay ma sameeyaan. |
1.19825 | Su nwamona Mwan'amuntu akaamina kwakwa kubadi kwibedi? . . . | Haddaba maxay noqon haddaad aragtaan Wiilka Aadanaha oo kor ugu baxaya meeshuu markii hore joogi jiray? |
1.197778 | Abafwa balibapingwile ukulingana nefyo balecita ifyo ifyalembelwe mumabuku. | Oo kuwii dhintayna waxaa lagu xukumay sidii lagu qoray kitaabbadii ku qornaa, sidii ay ahaayeen camalkoodii. |
1.197441 | Uwaisa kuli ine takomfwe insala iyo, kabili uuntetekela takomfwe icilaka nakalya. | Kii ii yimaadaa ma gaajoon doono, kii I rumasytaana ma harraadi doono weligiis." |
1.19729 | "Awe nde mweba, nati, Uwacila kasesema. | Haah, waxaan idinku leeyahay, Mid nebi ka sarreeya. |
1.197204 | 27 Kine wakolelwe bingi pepi kufwa; bino Lesa wamubijile lusa, kechi aye yenkatu ne, bino ne amiwa pamo, kuba'mba mbule kwikala na bulanda bukatampe. | 27 oo xaqiiqa isagu wuu bukay oo dhimashuu ku dhowaaday, laakiinse Ilaah baa u naxariistay isaga, mana aha isaga oo keliya, laakiinse anigana wuu ii naxariistay, inaanan lahaan caloolxumo caloolxumo dul saaran. |
1.197199 | I mwendele mwingilo wa lupaka lwa buninge bwandi, 20 bwaasangwile nabo Kidishitu mu bafwe, wamushikatyija ku kuboko kwandi | 1:20 taas oo uu kaga shaqeeyey Masiixii, isaga kor kuwii dhintay ka soo isaga iyo sameynta gacantiisa midig ku sugan Samooyinka, |
1.196621 | Tukwanisha shani? - Mateo 19:26. | Sidee waxan suuraggal u yihiin? - Matayos 19:26. |
1.196581 | Yatila: "Pantu umwana wa muntu aishile mu kupususha abaluba." | Waayo, Wiilka Aadanahu wuxuu u yimid inuu badbaadsho kii lumay. |
1.196541 | Awe nde mweba, nati, Uwacila kasesema. | Haah, waxaan idinku leeyahay, Mid nebi ka sarreeya. |
1.196498 | Icine cine ine nalanda kuli imwe, inkulo iyi tayakapite fisuke fyonse fifikilishiwe " (Luka 21:29-32). | Runtii waxaan idinku leeyahay, Qarniganu ma idlaan doono intaanay waxan oo dhammi dhicin. |
1.1963 | Nalishiba ukuti uli mwanakashi uwayemba. | eeg, waan ogahay inaad tahay naag arag quruxsan, 12:12 Oo waxaa dhici |
1.196182 | Baleti: "Bushe imitima yesu tayacilabilima ilyo acilalanda na ifwe mu nshila, ilyo acilatulondolwela Amalembo?" | Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay? |
1.195789 | koku batendela mu dyodya difuku pa mwanda wa boba bonso balombwele lwitabijo, mwanda bukamoni botwasapwile bwatambwilwe na lwitabijo umbukata mwenu. | markuu yimaado maalintaas in isaga lagu ammaano quduusiintiisa oo lagula yaabo kuwii rumaystay oo dhan, maxaa yeelay, markhaatifurkayagii aan idiin sheegnay waa la rumaystay. |
1.195727 | , Luk 22:28 banwe e b. mu matompo ami | "Idinku waxaad tihiin kuwa ila sii joogay markii lay jirrabayay. |
1.195491 | Ili e funde ilikalamba kabili e lya ntanshi. | Tani waa xeerka ugu muhiimsan. |
1.19545 | E balengele ifintu fyonse lukoso, kabili ba mano ukwakuti. | Haahoo, Waana Isaga Abuurid Badanaha, Cilmiga Badan. |
1.195359 | Kabili ubunte ni ubu, ubwa kuti Lesa atupele wa muyayaya, no mweo uli muli Mwane. | tani waa marag furit (maragguna waa kani kaas oo ah in ilaaha ina siiyey nolosha waligeed ah. |
1.194911 | Takuli uwingesa kuli ine kano Tata uwantumine, amukula; kabili nkamubuusha mu bushiku bwa kulekelesha. | Ninna iima iman karo hadduusan Aabbihii i soo diray soo jiidin, aniguna maalinta u dambaysa waan soo sara kicin doonaa. |
1.194255 | Pakuti icikonkoli canji ciliweme; icipinto canji cilipubile." | Waayo, harqoodkaygu waa dhib yar yahay, rarkayguna waa fudud yahay" (Matayos 11:28-30). |
1.194249 | E ico, asabile icisabo no kulya. | Oo iyana waxay ka soo midhihiisa qaaday, oo way cuntay. |
1.194211 | "O Shikulu, mwwe shikulu wesu lya wama shani ishina lyenu icalo conse na mu mwilu!" | Rabbiyow, Sayidkayagiiyow, Magacaagu dunida oo dhan ku fiicanaa! |
1.194134 | Kanshi ndeya kukumupekanishisha icifulo. | waxaan u tegayaa inaan meel idiin sii diyaariyo. |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.